Qeexid

"ld canshuur1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cashuur oo kali ah:
  • Sannadkan dadka ganacsatada qaar waxaa loo qaybiyey foomam kasoo baxay xafiiska cashuuraha berriga oo lagaga dalbayo in ay bixiyaan cashuur aan horeba loo maqal oo la yidhaahdo "Stem Tax" (Cashuurta Jirridda).
  • Warbixinta guddida, waxa kaloo lagu sheegay in ay meesha ka maqan tahay, lacagta Cashuurta ah ee laga qaado shaqaalaha Rayidka ah, taasna ay sabab u tahay Xafiiskii shaqada iyo shaqaalaha oo aan shaqayn, lana dhaqan gelin.