Qeexid

"eeg cashaysii."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cashee oo kali ah:
  • Gabadhbaa u soo gashay, casho ayey u keentay mase cunin “iga celi waan soo casheeyee” ayuu ugu jawaabay.
  • Wariyaha lagu magacaabo IDAA-WAQACA oo katirsan qaybta Af-Somaliga ee BBCda ayaa muxbuus ku ah Asmara oo shaqo looga idhigay in uu soo tibiyo waxa ay labad nin ku qadayaan, ku qoraacdaan kuna casheeyaan iyo waxa ay ku hadaaqaan ama hindhisaan.