Qeexid
ld caseewi.
ld caseewi.
magac / noun
Lab / masculine
f.g2
Labdhedig: -seeyay, -saysay
Qeexid: Wax midab cas u yeeelid.
Qeexid Xigta: Kabo buraash marin.
Qeexid Kale: Qof xisaab socota leh, deyn muddo gaaban siin (banki).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-yayaal, m.l/dh) Qof shaqadiisu tahay kabaha in uu buraasheeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Nooc timirta ka mid ah, lafa yaryar oo guduud xigeen ah. ld caseelli.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dhagax weyn, guduudan oo guryaha lagu dhisto.
Qeexid Xigta: Ciyaarta delebka marka afarta qori ee lagu ciyaarayo ay caloolacaddeeyaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) ld carroseel.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: C: ah: shaah aan caano lagu darin; bigays.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -seeyay, -seysay
Qeexid: Dhul qashin ka nadiifin.
Qeexid Xigta: Biyo calas ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Tarbuush guduudan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dhinac u badashada wax culayskiisu dhan u bato oo uu dheellitirankii lumiyo.
Qeexid Xigta: ld dheelliyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: /2 (-iyay, -iday/isay; -iyi) Wax culayskiisa dhinac u badasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Kaaha midabka huruudda u eg oo arooryada hore ka muuqda dhanka bari, inta ayan qorraxdu soo bixin.
Qeexid Xigta: Meel bannaan oo ciid jilicsan leh oo la dego.
Qeexid Kale: Midab guduud xigeen ah. 4. Sayn yaroo meel ka hoora. 5. Meel bannaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Qeexid: (-saa, -sayd; cascas) Wax midabkiisu guduud furanyahay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]