Qeexid

"Waqtiga u dhexeeya duhurka iyo maqribka."

Qeexid Xigta

Salaadda la tukado waqtiga casarka. ld casir.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga casar oo kali ah:
  • Taasi waxay noqotay mid casar dheerba caadifadii laxaadka lahayd ee reer Somaliland jaaniga mariso.
  • “Dhammaan jaalayaashay waxay mudan yihiin ammaan tayda ka mudan,” sidaa waxa yidhi goolhayaha dhallinyarada ah Casillas, oo beddelay Casar Sanchez, oo dhaawacmay.