Qeexid

"C. ah: midab guduud furan ah."

Qeexid Xigta

Dermo inteeda midabka iyo naqshadda leh. ld casiin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga casaan oo kali ah:
  • Garsoorihii ciyaarta oo Korea u dhashay Kim Young-Jog, ayaa casaan siiyay laba ka mid ah Turkiga, taasina waxay ka cadhaysiisay Turkiga oo hadda raba inuu Brazil ka aar-goosto.
  • Labadaa ujeeddaba waxay tilmaamayaan in midabka laga hadlayaa yahay casaan.