Qeexid

"Kaaha midabka huruudda u eg oo arooryada hore ka muuqda dhanka bari, inta ayan qorraxdu soo bixin."

Qeexid Kale

Midab guduud xigeen ah. 4. Sayn yaroo meel ka hoora. 5. Meel bannaan.

Qeexid Xigta

Meel bannaan oo ciid jilicsan leh oo la dego.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cas oo kali ah:
  • Qeybdiid waxa uu ugu baaqay ganacsatada gobalka Banaadir inay la shaqeeyaan Dowlada KMG ah ee Somalia, isagoo sheegay in wada shaqeyn dhex marta labada dhinac ay suurta galin karto ammaan kusoo dabaalida casimada Somalia ee Muqdisho.
  • Falkaab marogmade ظرف غير متصرف sida: Waxaan imaan doonaa casirka ka dib سأحضر من بعد العصر.