Qeexid

"(-ooyin, m.l) Suuq weyn, lagu soo bandhigo waxsoosaarka beeraha, warshadaha iwm oo waqti go'an oo lagu daawado leh."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga carwo oo kali ah:
  • Dagaalkan oo ah mid xoogan oo laga maqlayo qeybo ka tirsan Muqdisho ayaa waxaa uu xoogiisa ka socdaa agagaarka Al-Baraka, Carwo Idka iyo xaafadaha ku dhow dhow, halkaasi oo hubka noocyadiisa kala duwan ay isku weydaarsanayaan labada dhinac.
  • Farsamooyinka lagu bandhigo wax-soo saarka iyo ganacsiga waxaa ka mida agaasinka carwooyinka oo leh xili la furo iyotaariikh la soo gabagabeeyo bandhigaa.