Qeexid

Dhiig guduudkiisu yaryahay.

Qeexid Xigta

Doog yar oo markaa soo baxay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga carun oo kali ah:
  • Kooxaha kale ee codadka helay waxa ka mid ah: Inter Milan, Celtic, Deportivo La Caruna, Arsenal, Cruzeiro iyo Lyon.
  • Kooxaha kale ee codadka helay waxa ka mid ah: Inter Milan, Celtic, Deportivo La Caruna, Arsenal, Cruzeiro iyo Lyon.