Qeexid

"Sariirta boqorka."

Qeexid Kale

Geed abaareed gaaban oo leh caleemo balballaaran iyo miro macaan oo la cuno kana baxa carroguduudka.

Qeexid Xigta

Shay weyn, muqaddas ah Eebbe leeyahay oo samada sare ku sugan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga carshi oo kali ah:
  • Markii uu Abraha arkay Cabdul Mudhalib iyo haybaddiisa, wuu weyneeyey, wuuna ka karaameeyey inuu hoostiisa fariisiyo, asaguna carshiga ku fadhiyo.
  • Cunsuriyadi iney gar tahay iyo Haddaan caabbinta ku samirnoon Carshiga aan khayr ka filanno.