Qeexid
ld carshaashee.
[-sheeyay, -sheysay]
f.g2ld carshaashee.
Fal / verb
m.l
Qeexid: Qas iyo lab hawl socota lagu hakiyo. ld carshaashoy(1).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -sheeyay, -shaysay
Qeexid: Hawl qas iyo lab dhex gelin. ld carshacarshee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld carshaashayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld carshaashayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.w
Qeexid: eeg cariish.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
w (wadar) - wadar (plural) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -sheeyay, -shaysay
Qeexid: eeg cashaysii.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Sariirta boqorka.
Qeexid Xigta: Shay weyn, muqaddas ah Eebbe leeyahay oo samada sare ku sugan.
Qeexid Kale: Geed abaareed gaaban oo leh caleemo balballaaran iyo miro macaan oo la cuno kana baxa carroguduudka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (ld carshacarshe) Qas iyo lab hawl socoto lagu hakiyo.
Qeexid Xigta: Timir aan aad u bislaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -sheeyay, -sheysay
Qeexid: Marsho gelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dhul daaq leh, dhulka xooluhu daaqaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg carshaashee. ld carshacarshayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Qaansarroobaad; jeegaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-shayaal, m.l/dh) ld cambarshe.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qalab qaab bil leh, lacag ka samaysan, shunufyo ka laalaadaan oo haweenku qoorta ku xirtaan.
Qeexid Xigta: Uunsi cambar lagu daray.
Qeexid Kale: Nooc cambarka ka mid ah oo aan qiimo badan lahayn. ld canbarshe.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Nafley xanaaq dagaal geliya ku abuurid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Naflay badda ku nool oo leh sideed lugood iyo labo birqaab oo ay wax ku qabato, hor iyo dibba waa u oroddaa; suulogoys; suulalgoys. ld carcarsaanyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (daaw.) Cudur halis ah oo jirka meeshuu gala cuna si dhaqsana ugu fida oo ilaa meeshii uu ku dhacay la gooyo aan laga bogsoon; feex; fayiix; buro; bahalaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]