Qeexid

"eeg cariish."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

wadar naxwe,

wadar / plural

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga carshaan oo kali ah:
  • Sidii ay arrintu sidaas isaga ahayd, oo ay "ceeshow-milix" la-yaab leh isaga socotay, ayaannu Boos(Jago) ka iibsannay xaafaddii " Anzaloti"(Waaberi), oo markaasna aan ka dhisannay 3-qol oo iyaguna Carshaan ahaa.
  • Dhismayaashii hore ee magaaladu waxay u badnaayeen Dergedo (Dhismayaal carshaan ah), laakiin hadda waxa ka socda dhismayaal dhagax ah oo bakhaaro u badan aadna u qurux badan.