Qeexid

Carruur ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga carruurnimo oo kali ah:
  • Wuxu ahaa habeen boqran oo ku shaaximan hiddo iyo dhaqan, indha-shareer gabadheed, anshax hooyo, gabay murtiyeed da’ weyn, sooyaalkii heesaha iyo muusikada Somaaliyeed, xusuus carruurnimo iyo qosol casriyeysan oo huwan aqoon iyo maaweelo xeel fog.