Qeexid

"Cid in ay sida carruurta u dhaqanta ku kallifid."

Qeexid Xigta

Is c.: carruur iska dhigid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga carruuree oo kali ah:
  • . Maansa Carruureed da’ yarta u gaar ah dhererkeeda ama tirade allanadeeda, ereyo qaarkood ku xusan iyo habdhacyadeeda waxyaabo ka mid ah marka la eego, waxa ka muuqda qaarkood fac weyni aad ah.
  • Qaybaha maansada waxa ka mid ah: 1-Maansooyin heesa carruureed.