Qeexid

"ld ciid (1)."

Qeexid Kale

Ciid cusbo leh.

Qeexid Xigta

ld carri. Dhul; dal; waddan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga carro oo kali ah:
  • Sidoo kale, Jamhuuriyadda Shankaroonta waxa lagu dhex arkay rag cawl-cawlan oo carro Maraykaan ka yimi, sheegtayna in ay ka tirsan yihiin Malcaamad ka mid ah malcaamadaha diinta dimoqraadiyada lagu faafiyo.
  • Ilaa iyo hadda Carro Jinni waa meesha keliya ee laga isticmaalo ereyadaas!