Qeexid

"ld carro (2)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga carri oo kali ah:
  • La soco cadadka dambe, qaybtii labaad ee taxanahan iyo waraysi kale oo ku lamaan oo aanu la yeelanay, Fannaanada weyn ee caanka ah Nimco Yaasiin Caraale oo iyana ka mid ah Fannaaniintaa ka timid dhinaca Carriga Ingiriiska.
  • Khadra Daahir, waxay ka mid tahay koox fannaaniin ah oo dhawaan ka soo kicitimay Carriga Ingiriiska oo ay muddo dhawr iyo Toban sannadood ah ku noolaayeen.