Qeexid
Dhul midabka ciiddiisu cas tahay.
Dhul midabka ciiddiisu cas tahay.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: ld cirgaduud.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -ooyay, -oysay
Qeexid: (f.g) Socdaal ugu horrayn.
Qeexid Xigta: (f.mg) Beer dooxyo u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xubin jilicsan oo ku jirta afka nafleyda oo qaabbilsan dhadhanka, calaliska, liqida iyo kala soocidda hadalka.
Qeexid Xigta: C. ku dhufasho: carrabbaabid.
Qeexid Kale: C. macaan: hadal macaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: Midab dhiigga u eg.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: C. ah: roob xoog badan oo dhulka bohola ka jeexa.
Qeexid Xigta: Xaro cusub aan degel hore ahayn.
Qeexid Kale: ld carraggoyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Dabayl, daad iwm awgeed dhul carrada nafaqada leh ka tegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Ka tegidda carrada nafaqada leh ka tagto dhul, daad, dabayl iwm awgeed. ld carroguur.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg carraggoo. ld carrggoys (3).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld arrafo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -aabay, -aabtay
Qeexid: Galab meel u socosho. ld carrow (2).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld carraggeddiyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: /2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) Beer, ciiddeeda burburin kaddibna jilcin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg carree.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld carraggediyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg carragguur2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Burburinta iyo jilcinta ciidda beerta lagu sameeyo. ld carraggeddiyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dhul midabka ciiddiisu caddaan u dhawdahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: carrabla'1 m.dh ld carrablaay.
Qeexid: carrabla'aan m.f.dh 1. eeg carrabla'2. 2. Shigshigidda. ld carrabla'aansho.
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax galab meel u kaxayn.
Qeexid Xigta: Marti is dhaafin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]