Qeexid

"ld carrablaw."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga carrabey oo kali ah:
  • Salaan Maxamed Maxamuud Xirsi (Salaan-carrabey) wuxuu geeriyoodey badhtamihii qarnigii galbaday, wakhti lagu qiyaasay dhowr iyo afartankii.
  • Salaan Carrabey ayaa doonay inuu guursado Cawo Dhooble oo Axmed Grad(R Hgr) ahayd.