Qeexid

"Xubin jilicsan oo ku jirta afka nafleyda oo qaabbilsan dhadhanka, calaliska, liqida iyo kala soocidda hadalka."

Qeexid Kale

C. macaan: hadal macaan.

Qeexid Xigta

C. ku dhufasho: carrabbaabid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga carrab oo kali ah:
  • Waatii hore la innoogu sheegay innagu waxa caloosha siyaasiyiinta ku jira kama war hayno, laakiin carrabkooda ayeynu raacaynaa.
  • Sidoo kale, xildhibaanku carrabka ku dhajiyay in Baarlamaanka Somalia uusan ka laabanayn gio’aanka uu muddada ku kororsaday iyo doorashooyinka uu dalka ku qabanayo inta aan la gaarin bisha August ee sannadkan.