Qeexid

"Socod goor galab ah meel laga tago iyadoo meel kale la higsanayo. ld carrowtiin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga carraabo oo kali ah:
  • Haddii waddada khaldan lagu sii carraabo, caddaabka adduunka ayaa sii kordhaya, khayrna lama fili karo.
  • Haddii waddada khaldan lagu sii carraabo, caddaabka adduunka ayaa sii kordhaya, khayrna lama fili karo.