Qeexid

Wax galab meel u kaxayn.

Qeexid Xigta

Marti is dhaafin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga carraabi oo kali ah:
  • Isaga oo arrintaa ka hadlaya wuxuu yidhi; “Waanu ka fursad wacnayn Dortmund, waxaanu ahayn koox fiican oo xiddigyo badani u saftaan, laakiin 3-1 baa nalagu carraabiyay.”
  • Heesaha riyaha: Marka hore meesi kasta oo xoolaha ka mid ahi waxa uu leeyahay heeso loo qaado, hadii ay tahay marka la carraabinayo, marka la aroorinayo, marka la daaq-geynayo, marka la daajinayo iyo markastaba.