Qeexid
ld carqalad.
ld carqalad.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Qas iyo lab lagu sameeyo hawl si wanaagsan u socota. ld carqalo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: Hawl carqalad gelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg carqaladee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: cayalo'aad m.l Nagaar dhulka ku faafa caleemo biyo ka buuxaan iyo laamo jilicsan leh oo ka baxa meesha degelka leh.
f.g3
Labdhedig: -aashay, -aalatay
Qeexid: ld callaalo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qadiidka ku hara weel la culay.
Qeexid Xigta: Dhadhanka ay yeeshaan caano, biyo iwm oo lagu shubay weel la culay.
Qeexid Kale: Cudur candhada geela ku dhaca oo dildilaaciya. 4. (e.d) C.!: haddaad ku dhacdid!; Wir!
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Car noqosho. ld cartan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: carrablo'aad m.l Geednagaar yar, faalala, leh laamo la cuno oo alamo leh.
f.g3
Qeexid: (-shay, - latay) Alaabo yar gaadiid saarasho. ld calaalo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Carmal noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dareen ku dhasha nafleyda marka ay taagan yihiin meel aysan hore u joogi jirin ama ay la kulmaan dad aysan aqoon.
Qeexid Xigta: Q. ah: neef baadi ah oo xoolo uusan aqoon u tegay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -ashay, -alatay
Qeexid: Si loo cuno xoolo gowracasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Caro gelid; xanaaqid; camashood.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: (f.g) Qof ama xayawaan ka caraysiin.
Qeexid Xigta: (f.mg) Neef rimman candho keenid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dareen qofka ku dhasha oo shucuurtiisa kiciya marka xumaan ama qadaf lagu sameeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Hal neef oo baadi ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]