Qeexid

"Qas iyo lab lagu sameeyo hawl si wanaagsan u socota. ld carqalo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga carqalad oo kali ah:
  • In la ogaaado carqaladaha ku gudban qaaradda Afrika si loo suurto galiyo midnimo buuxda oo dhexmarta dadka Afrika.
  • Sahro Axmed Kooshin, ayaa halkaasi ku soo bandhigtey fursadaha ay iminka heystaan hablaha Soomaaliyeed iyo carqaladaha heysta hablaha ee dhanka Waxbarashadda.