Qeexid

"eeg caroo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga carood oo kali ah:
  • Kalluumaysatadii oo ka carooday kuwa u-xoog-sheegtay ayaa hubka qaatay.
  • Warar ay heshay Garowe Online, ayaa sheegay in falkaas uu ka dambeeyay Maxamed Cismaan Cali (Dhagaxtuur) oo horay Gudoomiye uga soo noqday maamulka Gobolka Banaadir, isagoo la sheegay inuu ka carooday dibadbaxa oo aan isaga laga qaybgelin.