Qeexid

"U c.: caro dareemid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caroo oo kali ah:
  • Waxaan u malaynayaa inay kulug lahayeen barnamijyadii dhawaan Al Jasiira laga siidaayey oo ku saab sanaa Killinka Shanaad kuwaasoo Amxaaradu ka carootay”.
  • Warar ay heshay Garowe Online, ayaa sheegay in falkaas uu ka dambeeyay Maxamed Cismaan Cali (Dhagaxtuur) oo horay Gudoomiye uga soo noqday maamulka Gobolka Banaadir, isagoo la sheegay inuu ka carooday dibadbaxa oo aan isaga laga qaybgelin.