Qeexid

"Geed laamo dhuudhuuban iyo caleemo balballaaran leh oo dhala miro kuwa canabka u eg."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga carmo oo kali ah:
  • . Dardargelinta akaademiyada tababarka ciidanka ee Carmo. 6. Dhismaha ciidanka badda ee Somaliya. 7. Dawlada federaalka ah oo dhiirigelinaysa koboca dhaqaale & siyaasadeed ee Puntland.
  • Carmo waa degmo ku taalo Gobol Bari ee dhinaca waqooyi bari ee dalka somalia.