Qeexid

C. ah: haweenay la guursaday oo la furay ama ninkii ka dhintay; garoob.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga carmali oo kali ah:
  • Dagaaladii u dhexeeyay nebiga iyo ciidankiisa iyo kufaartii reer Quraysheed ee ka soo duulayay magaalada Makka waxaa ku dhintay asxaab badan kuwaasi oo dumar badan ka dhigay carmali (bilaa saay ).
  • Midani waxay keentay in sanadkii 595 C.D ay Khaddiijo oo ahayd carmali (garoob) 40 jir ah, u soo bandhigto guur midaasi oo nebigu ka aqbalay.