Qeexid

"Haweenay la guursaday oo la furay ama ninkii ka dhintay; garoob."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga carmal oo kali ah:
  • Tuulada Carmal seexato, ayaa iyana laga soo tabiyay inuu ka jiro sanduuq codka ku margaday, goob ay ka socotay koombo miiska foodka oo aan isha ula tegay ayaan la kulmay habar farawlaha oo magaceeda ku sheegtay Xulbado Internet.
  • Midani waxay keentay in sanadkii 595 C.D ay Khaddiijo oo ahayd carmali (garoob) 40 jir ah, u soo bandhigto guur midaasi oo nebigu ka aqbalay.