Qeexid

Cambuul.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga carjo oo kali ah:
  • Qolofka sare ee ilkaha waxaa ka hoosee carjow adag oo loo yaqaano Dentin taas oo ayada lafteedu aad u adag.
  • Ilkuhu waxay ka samaysmaan unugyo carjow ah kuwaas oo wakhti ka dib adkaada awoodna yeesha.