Qeexid

"(-shyo/carshaan, m.dh) Hooy ka samaysan dhis iyo dhoobo oo dhinacyadiisu qaab laydi leeyihiin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cariish oo kali ah:
  • Lama yaqaan kooxaha weerarka ku qaaday gaariga Sheekh Muxyadiin Cariish, waxayse wararka lagu kalsoonaan karo ay sheegayaan in weerarkani uu salka ku hayso aanooyin beeleed, iyadoo labadii casho ee ugu dambeeyay uu dagaal ka socday duleedka Aadan Yabaal.
  • Dhaawacyo la dhigay Isbitaalka Jowhar Ugu yaraan 15-qof oo uu ku jiro gudoomiyihii Midowga Maxkamadaha ee Degmada Aadan Yabaal oo ka tirsan Gobolka Shabeelada dhexe Sheekh Muxyadiin Cariish ayaa maanta la dhigay Isbitaalka Jowhar.