Qeexid

"(f.g) Qof ama xayawaan ka caraysiin."

Qeexid Xigta

(f.mg) Neef rimman candho keenid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cari oo kali ah:
  • Dhaawacyo la dhigay Isbitaalka Jowhar Ugu yaraan 15-qof oo uu ku jiro gudoomiyihii Midowga Maxkamadaha ee Degmada Aadan Yabaal oo ka tirsan Gobolka Shabeelada dhexe Sheekh Muxyadiin Cariish ayaa maanta la dhigay Isbitaalka Jowhar.
  • Ciidamada dowlada KMG ah ee Somalia ee iskugu jira Booliska iyo kuwa Military-ga ayaa maalmihii ugu dambeeyay waxa ay ku mashquulsanaayeen sidii waddooyinka Muqdisho oo cariiri xoogan loogu bartay dadka ku dhex ganacsada looga qaadi lahaa.