Qeexid
Wax muuqaalkiisa libdhid.
[-saday, -satay]
f.mg3Wax muuqaalkiisa libdhid.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld carceersasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax muuqaalkiisa libdhid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld carceerid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld ciiraciiro. Muuqaal ciiro ku jirto.
Qeexid Xigta: Kaalmo; gargaar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld carceer1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg carceerso. ld carceersi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Weel carar marsasho. ld carareyso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Cudur finan leh oo naasaha geela ku dhaca.
Qeexid Xigta: Midab baraashirix ah oo ay riyuhu ku yeeshaan qoorta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Dhibaato dhacday cid u aanayn. Tus. “Muraayadihii iga jabay Axmed baan u eersanayaa”.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Awood dihin oo aan weli wax lagu qaban.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax mulkintooda la wareegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Arday quraan qoranaaya aayadda uu marayo macallinka u sheegid si midda ku xigta loogu sheego.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Dhibaato weyn la kulmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhibaato aad u weyn; rafaad.
Qeexid Xigta: Barsaq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Bawdaqaawis been ah; garmaame.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: /2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) Bowdaqaawis samayn; garmaamayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld caarcooriyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg carcaraaf2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld carsaanyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax carcaraafey ahansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]