Qeexid

"Cudur finan leh oo naasaha geela ku dhaca."

Qeexid Xigta

Midab baraashirix ah oo ay riyuhu ku yeeshaan qoorta.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga carcar oo kali ah:
  • Markii aanu baadhaynay Dawladda Ciraaq nagamay carcarin ee meesha aanu is nidhaa baadha wey noo salaxaysay oo si wacan bay noola shaqeeyeen.
  • Waxa wax lagu beddelayaa waa in ay lahaadaan dardar iyo carcar maskaxda iyo dareenka dadka dhiillo culus ku rida.