Qeexid

(-no, m.dh) In lacag ah oo cid wax laga gatay horumar ahaan loo sii siiyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga carbuun oo kali ah:
  • Xiddigaha ay fursadda u heshay waxaa ka mid ah xiddiga Germany ee koobka aduunka Michael Ballack iyo Brazil-iga Ze Roberto oo ay sii carbuunteen xilli-ciyaareedkii hore oo ay Bayer Leverkusen tartan kasta kaalinta labaad ku dhammaysteen.