Qeexid

"Xero ciidan oo wax lagu tababbaro."

Qeexid Xigta

ld carbin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga carbis oo kali ah:
  • Bamgacmeed Caawa lagu weeraray Kaam kuyaalla Deegaanka Carbiska ee Degmada Afgooye.
  • Cusmaan Nuur Subagle oo u dhashay dalka Jabuuti ayaa sheegay in marka ay ciidamadan carbiska dhameystaan loo furi doono tababar ku aadan goobaha ay ka howlgalayaan, si uga digtoonaadaan goobaha ay howlgalada u tagayaan.