Qeexid

"eeg carbi. ld carbis (2)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga carbin oo kali ah:
  • Wuxuu ka maqnaaday xulka Roger Le Merre, ee lagu carbinayo kaamka Tignes ee tabobarada, halkaas oo uu tegay ninka ay sida weyn isu hayeen una cayaara Auxerre, ee lagu magacaabo Djibril Cisse.
  • Masaajidku wuxuu ahmiyadda ku yeeshay doorka weyn ee uu ka qaato diinta Islaamka, carbinta iyo laylinta qofka Muslimka ah, jamaacada iyo mujtamaca oo dhan.