Qeexid

"Nafley tababbar gaar ah siin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga carbi oo kali ah:
  • Wuxuu ka maqnaaday xulka Roger Le Merre, ee lagu carbinayo kaamka Tignes ee tabobarada, halkaas oo uu tegay ninka ay sida weyn isu hayeen una cayaara Auxerre, ee lagu magacaabo Djibril Cisse.
  • Madaxweynaha DF C/laahi Yuusuf Axmed oo shalay soo gaaray degmada Afgooye ee Gobalka Shabeelaha Hoose isla markaana duhurnimadii shalay soo gaaray Carbiska ayaa halkaasi ka sheegay in DF ay diyaar u tahay iney la xaajooto Maxkamadaha Islaamiga.