Qeexid

"Is c.: is daalin."

Qeexid Xigta

Ka c.: cid caro ku abuurid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caraysii oo kali ah:
  • Jawaabta keliya ee aan helay waxay noqotay mid iga fajicisey, marna iga caraysiisey, marna aan qaadan waayey, igu dambeyntiise markaan keligey meel fadhiistay oo aan isla sheekaystay aan ku farxay.
  • Salaad Jimcacaha ee maanta ayaa agagaarka Masaajidyada waaweyn ee magalada Bosaso lagu arkayay Boliis waa gadiidka loo yaq aan Teknikada kuwaas oo aan sameyn falal ka caraysiiya dadwaynaha tukanayay.