Qeexid

"U c.: wax caro haysa ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caraysan oo kali ah:
  • Dhammaan Maxaabiistii ku jirtay Xabsigaas ayaa shalay ooda laga qaaday kadib Markii dad ka caraysan sadex nin oo dil lagu xukumay ay weerareen halkaas ayna ku guulaysteen in ay gacanta ku dhigaan gabi ahaanba Jeelka iyo wiixi ku jiray.
  • Maalintii shalay ayaa waxaa diiday in la aaso Marxuukma eheladiisa oo ka caraysanaa dilkii loo gaystay Gudoomiyihii hore ee gobolka kuwasoo codsaday in lala aaso shaqsiyaadka lagu tuhunsan yahay inay dilkaa geysteen.