Qeexid

"Weel asal marin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cararee oo kali ah:
  • Magaalo Xeebeedka Mombasa ee dalka Kenya ayaa mudooyinkan dambe waxaa ku sii qulqulayay dadka Soomaalida ah ee u tahriibaya dalka South Afrika si ay halkaasi uga haleen nolol ka wanaagsan midii ay uga soo carareen dalkooda hooyo ee Soomaaliya.
  • Dadweynaha ku dhaqan magaalada Bardheera ayaa ka cabanaya xaalada caafimaad daro iyada oo hay'adihii samafalka oo halkaas ika howlgali isaga carareen amaanka xumo darteed.