Qeexid

"cararaan. 3. Derin cusub oo aan weli la kala jeexin. 4. ld cubcubid. ld cucub1."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cararaan oo kali ah:
  • Hay'adda ayaa xustay in dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay ay ugu tageen goobihii ay ku noolaayeen Madaafiicda ay xoogaga dagaalamaya isdhaafsanayaan iyo xabadaha, taasoo ku kasabtay inay guryahooda ka cararaan.
  • Goobjoogayaal ayaa sheegay in dadkii ku noolaa deegaanada ay xiisadu ka taagan yihiin oo u badan xoolo dhaqato ay bilaabeen inay guryahooda ka cararaan si ay uga nabadgalaan hadii dagaalo qarxaan.