Qeexid

"Qof aad u gaboobay."

Qeexid Xigta

ld carasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga carad oo kali ah:
  • Ra'isal Wasaaraha oo ka hadlay dib-u-heshiisiinta ayaa sheegey in xukumadiisa qorshaheeda yahay in shacabka dhexdiisa wadahadal la dhex dhigo, mucaradkana lagula kulmayo meel walba iyada oo aan wax shuruud ah ku xireyn la kulankooda.
  • Miyaadan ka baqanayn oo aadan ka cararayn wixii keenaya ciqaata iyo carada rabbi?