Qeexid

"Af ay dadka carbeed ku hadlaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga carabi oo kali ah:
  • Muslim (Carabi: مسلم) Muslim waa qofkii qira inuu ilaahey maahine aanu Ilaah kale jirin, Muxamadna uu Rasuulkii Ilaahay yahay.
  • Maqal ( Af-Carabi سمع Af-Taliyaani udito Af-Ingiriis audition ama hearing ) waa awooda qabashada iyo bedelka mowjado gariir cod ama shanqadh oo hawada ama biyaha dhex socda.