Qeexid

"Qadiidka ku hara weel la culay."

Qeexid Kale

Cudur candhada geela ku dhaca oo dildilaaciya. 4. (e.d) C.!: haddaad ku dhacdid!; Wir!

Qeexid Xigta

Dhadhanka ay yeeshaan caano, biyo iwm oo lagu shubay weel la culay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga car oo kali ah:
  • Cali Ismaaciil Carab, Hargeysa.
  • Al Ras Rent Car waa ku garabtagantahay.