Qeexid

Ilmo, wax garaadkiisu kordhay noqosho.

Qeexid Kale

Qof bisil oo waaya-arag ah noqosho. ld caqliso.

Qeexid Xigta

Qof fal xun oo uu sameyn jirey ka waantoobid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb