Qeexid

"(-iyo/cuquul, m.dh) Awood binu'aadanka u gaar ah oo ay wax ku kala gartaan; garaad. ld aqli."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caqli oo kali ah:
  • Wuxuu Rasuulka (scw) ciidankaas madax uga dhigay wiilkii xikmadda iyo caqliga badnaa ee Usaama Binu Zeyd, xilligaas iyada ahna da’diisu ma aynan dhaafin 20 jir.
  • “Arrintan ay weftigu wadaan waa mid caqli-gal ah oo u cuntamaysa reer Sool, rajo wanaagsana waan ka qabaa in guuli ka soo baxayso,” sidaa waxa tidhi Hooyo Shukri Maxamed Cali oo deggen Laas-caanood.