Qeexid

"(-ooyin, m.l) Mabda' diimeed oo la aaminsan yahay. ld caaqido."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caqiido oo kali ah:
  • Sidaas darteed waxay dadka ugu yeeraan sida waafaqsan Shareecada sidii Towxiidka ay uga saari lahaayeen wixii bidca ah, caqiido qaldan, hab dhaqan qaldan, Axaadiistana ay uga saari lahaayeen wixii lagu soo daray, ummaddana sidaas ku barbaarin lahaayeen.
  • Qolo kalana waxayba aad u oggolaadeen in qofka Somaligu qaadan karo aqoonsiya kale ee ku dhisan jinsiyad, caqiido, mab’da ama dhalasho cusub ee qofku qaato.