Qeexid
ld caqad.
ld caqad.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: (-daad, m.l) Duub maro ah oo afartan yaardi ah oo midab leh. ld caqdaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld aq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: eeg caqdad. ld caqdad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld aqi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -qday, -qatay
Qeexid: ld aqo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nikaax. ld caqdi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dood looga faalloodo wax wanaaggiisa ama dhalliishiisa.
Qeexid Xigta: ld naqad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -iyay, -iday, -iyi
Qeexid: Wax wanaaggiisa ama dhaliishiisa sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: C. ah: Wax sidii lagu yiqiin ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld caddaan1; ld caddo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-iyo, m.dh) Ballan adag oo lagu heshiiyo. ld axdi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld aqin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-iyo/cuquul, m.dh) Awood binu'aadanka u gaar ah oo ay wax ku kala gartaan; garaad. ld aqli.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld cuqdad2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Shanboolada oo saddex goor la boolaysto laguna badiyo (turub).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh (-iyo, m.dh) Lacagta inteeda birta ah; qaddaaddiic; sanuud.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Nooc mallayga yaryar ka mid ah oo koox-koox isu raaca.
Qeexid Xigta: Ilmo.
Qeexid Kale: Wax yaryar oo aan qayme lahayn. (baay.) Nudo geed oo ka kooban unugyo si firfircoon u qaybsamaya oo soo saara unugyo; unugyadaas oo u meesiyooba nudaha cusub ee geedka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]