Qeexid

(-ooyin, m.l) Cabitaan ama cunto hal mar afka buuxisa.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cantuugo oo kali ah:
  • Hal mar ayuu cantuugo ku goostay xubno Waraabshe iyo Iskaashato.
  • Hal mar ayuu cantuugo ku goostay xubno Waraabshe iyo Iskaashato.