Qeexid

Kibir; aabi.

Qeexid Xigta

C. ah: aan ulajeeddo fiican lahayn, aan macne lahayn (hadal).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cantar oo kali ah:
  • Ka dib markii ay tageen Xuseen Aw Faarax, C/laahi Qarshe iyo rag kale, riwaayadaha dhulkaa la soo mariyey waxa ka mid ahaa Ceebla iyo Cantar.
  • Askarta Maraykan ee dalka Ciraaq darayada ku haysay ayaa lagu soo waramayaa in andhi andhi lagu idlaystay, taas oo indhawaanlaba nagta laga saaray, taas oo lagu soo waramayo in Maraykankii cantaray carar ku dhaw yahay.