Qeexid

"Hanti, cashuur ka baxsasho. ld cashuuro."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga canshuuro oo kali ah:
  • Isku soo duubooo ganacsatada gobolka Banadair ayaa muddo bil ah wax raashin ah ka soo dajin dekedda magaalada Muqdisho ka dib markii dowladda KMg ah ay canshuuro badan ku soo rogtay dekedda.
  • Dagaalkan ayaa lagu waramayaa inuu mar kale ka dhashay qeybsiga saamiga ka soo xerooda canshuuro laga qaado doonyo dhuxusha qaada.